Qaamuusle LogoQaamuusle

manjasuux

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

manjasuux1
Magac lab
1
Taagnaan badan oo manjuhu ku daalaan.
2
Manjaha oo tabar darreeya naxdin awgeed. ld majasuux¹.
manjasuux2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Taagnaan badan darteed manjo ku daalid.
2
Naxdin awgeed la tabardarreyn. ld majasuux².
Is-rogga falkan

-xay, -xday