Qaamuusle LogoQaamuusle

qalbijab

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qalbijab1
Magac lab
1
Dareen murugo leh oo ku dhasha qof wuxuu rabo waayey.
2
la midka ah (ld):
qalbijebid
ld niyadjab¹
qalbijab2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Wax ka rajo dhigid.
Is-rogga falkan

-bay, -btay; -jebi