qaldhac
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qaldhac1
Magac labQori loo kala jeexay laba qalbac oo dabada looga xiro si uu saalada iyo neefta ugu cesho hal la doonayo in la oggolaysiiyo ilmo aysan dhalin. ld qallac¹, qallax¹.
Wadarta Magacan
-cyo, m.dh
qaldhac2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadQaldhac dabada uga xirid (hal). ld qallac², qallax².
Is-rogga falkan
-cay, -cday; -dhici