Qaamuusle LogoQaamuusle

marooqsan

Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Wax marooq yeeshay ahaansho (xarig, maro iwm).
2
Wax marooq yeeshay ahaansho (gees, qori iwm). ld maroogsan.
Is-rogga falkan

-naa, -nayd