marso
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
marso1
Magac dheddig1
Dhismo xeebaha badaha laga dhiso oo doonayaha iyo maraakiibta ku xirato.
2
Diilliin madow oo iduhu dhexda ku yeeshaan.
Wadarta Magacan
-ooyin, m.l
marso2
Fal gudbe, isrogrogga 3aad1
Cunto, lacag iwm dhammaysasho.
2
Wax meel ka gudbisasho.
3
Dufan, rinji iwm ku dhaashasho.
4
Cashar cid ula tegid si loogu akhriyo (qof).
5
Marada ay xirantahay dhexda ka xirasho (haween).
6
Arrin meel gole ah ka caddeysasho.
Is-rogga falkan
-saday, -satay