maskaxyaro
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
maskaxyaro1
Magac dheddig1
Maskaxda qaybteeda dambbe ee qadaadka ku taal.
2
la midka ah (ld):
maskaxyari
maskaxyaro2
Magac dheddigCilmiga-naflaydQaybta maskaxda lafdhabarleyda ee khusaysa xidhiidhinta iyo joogtaynta waxqabadka muruqyada, waxaanay sugtaa baaxadda muruqa iyo dheellitirkiisa. Maskaxyarada naasleydu waxay ka koobantahay laba gibil oo isku xidhan, kaas oo ka samaysan maatar cad oo wareegsan iyo lakab sare oo aad u laalaaban.