(riw.) M. geeraar: m. jilayaashiisu ay u hadlayaan qaab maanso.
Wadarta Magacan
-xyo/masrax, m.dh
Qaamuuska 1976
Yaasiin Cismaan Keenadiid
* (Masrax-a)
Dhis ama meel wax la daawado la isku tuso, sida filimmo, cayaaro, sheekooyin iyo riwaayado, dad la carbiyey jila hayaan iyo waxyaalo kale oo faro badan; waxaa laysku tusaa wax cilmi iyo murti laga helo ama laga barto.