Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
masuug
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
masuug
1
Magac lab
1
Bakhaylidda wax lagu bakhaylo.
2
M. ah: qof bakhayl ah.
masuug
2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Wax ku bakhaylid.
Is-rogga falkan
-gay, -gtay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: mas
Magac lab
2: mas'alo
Magac dheddig
3: mas'uul
Magac lab
4: mas'uuliyad
Magac dheddig
5: mas'uuliyo
Magac dheddig
6: masaabax
Magac lab
7: masaabaxan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
8: masaabaxnaan
Magac dheddig