Qaamuusle LogoQaamuusle

matoor danabeed

Magac labFiisikis
Makiinad tamar danabka u beddesha tamar makaanikaad. Makiinadaha noocani waa nadiif, deggan, lehna karti aad u sarreysa (75-90%).
Wadarta Magacan

-dyo, m.dh