mayddi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
mayddi1
Magac lab ama dheddigBotaniGeed-quwaax dhererkiisu meel dhexaad yahay, qodax lahayn, caleen yaryar iyo laamo jilicsan leh,oo ka baxa buuraha dhaadheer iyo dhadhaabah korkooda, oo dhale xabag udgoon oo la shito.
mayddi2
Magac dheddigNooc ka mid ah faleenka oo ah geedka ugu heer sarreeya.