Qaamuusle LogoQaamuusle

meherxad

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

meherxad1
Magac lab
Isnikaaxsashada gabar iyo nin is doonaya iyagoo aan la ogeyn.
meherxad2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Gabar waalidkeed laga qarinayo mehrin.
Is-rogga falkan

-day, -dday