Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
ximir
Magac lab
1
Xiddig weyn oo u dhexeeya dirirka iyo haltoddobaaddada.
2
Roobabka dayrta ugu horreeya mid ka mid ah.
3
Xilli ka mid ah xilliyada dayrta.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: ximaar
Magac lab
2: ximaayayn
Magac faleed dheddig
3: ximaayee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
4: ximaayo
Magac dheddig
5: ximi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
6: ximin
Magac faleed dheddig
7: ximre
Magac lab