Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
meyd
Magac lab
1
Qof naftii ka dhacday oo aan weli la xabaalin.
2
M. ah: qof karti yar oo aan wax qabsan karin.
Wadarta Magacan
-dad, m.l
Ereyo kale oo u soo dhow
1: meygaag
Magac lab
2: meyoosis
Magac lab
3: meytakaal
Magac lab
4: meytakaalasho
Magac faleed dheddig
5: meytakaalid
Magac faleed dheddig
6: meytakaalo
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
7: meyti
Magac dheddig urur
8: meyto
Magac dheddig urur