Qaamuusle LogoQaamuusle

meytakaal

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

meytakaal1
Magac lab
Xus loo sameeyo dad dhintay.
meytakaal2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Dad dhintay xusid.
Is-rogga falkan

-aalay, -aashay