Qaamuusle LogoQaamuusle

mijilic

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

mijilic1
Magac lab khabar
M. ah: neef korriimadu ka xumaatay.
mijilic2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Neef korriimadu ka xumaatay noqosho.
Is-rogga falkan

-cay, -cday