Qaamuusle LogoQaamuusle

miyirso

Fal magudbe, isrogrogga 3aad
1
Suuxdin ama wax kale oo caqliga dooriya kaddib miyir yeelasho.
2
Qof dhallinyaro ah oo fudud xasilid.
3
Qof sarkhaanay saaxi naqosho. ld miirso.
Is-rogga falkan

-saday, -satay