muquus
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
muquus1
Magac lab1
la midka ah (ld):
muquusid
Quusidda biyo hoos loo quuso
2
Muquuf¹.
muquus2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadBiyo hoos u quusid. ld maquus².
Is-rogga falkan
-say, -stay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-say, -stay