Qaamuusle LogoQaamuusle

musmaar

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

musmaar1
Magac lab
Bir yar alwaaxda layskula qabto, oo af dhuuban iyo sal ballaaran leh. ld musbaar¹.
Wadarta Magacan

-rro/masaamiir, m.dh

musmaar2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Musmaar wax iskula dhejin.
2
Ku m.: cid,cid kale ku dirid. ld musbaar².
Is-rogga falkan

-ray, -rtay