Qaamuusle LogoQaamuusle

muunajab

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

muunajab1
Magac lab
Luminta qof lumiyo sharaf uu lahaa. ld muunajebid.
muunajab2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Sharaf iyo qiimo qof lahaa dhumid.
Is-rogga falkan

-bay, -btay; -jebi