naafo
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
naafo1
Magac dheddigNafley addimadeeda midkood ama qaarkood wax ka qaba oo aan wax ku qabsan karin.
naafo2
Magac dheddigAwood la'an kaamil ah ama dhimman uu qof naafo ah u yeelan karo hawlaha xagga bulshada ama xagga shaqada.
naafo3
Fal magudbe, isrogrogga 3aadla midka ah (ld):
naafow²
Is-rogga falkan
-ftay, -fatay