naqdi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
naqdi1
Magac lab1
Dood looga faalloodo wax wanaaggiisa ama dhalliishiisa.
2
la midka ah (ld):
naqad
naqdi2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadWax wanaaggiisa ama dhaliishiisa sheegid.
Is-rogga falkan
-iyay, -iday, -iyi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-iyay, -iday, -iyi