Qaamuusle LogoQaamuusle

nebi ammaan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

nebi-ammaan1
Magac labDiinta
Sugaan ama qasiido lagu ammaano wanaagga iyo wax qabadka nebi.
nebi-ammaan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadDiinta
Suugaan ama qasiido ku tirin wanaagga iyo waxqabadka nebi.
Is-rogga falkan

-nay, -ntay