neecaw
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
neecaw1
Magac dheddigHawo qabow oo nadiif ah; laydh. ld naacaw.
neecaw2
Magac dheddigJuqraafiEray badanaa lagu isticmaalo maayad hawo ah oo aad uga khafiifsan dabayl. Amase, waxaa lagu isticmaalaa noocyo ka mid ah dabaysha oo dhacdo joogto ah leh.