Qaamuusle LogoQaamuusle

nidar

Magac lab
1
Ballanqaad qof naftiisa waajib kaga dhigo inuu fuliyo haddii arrintiisu u hagaagto.
Tusaale
Waxaan n. ku galay inaan wan bixiyo haddii aan arigii iga lumay helo
2
Waxa loo bixiyo ballanqaadka qof naftiisa ku waajibiyey inuu fuliyo haddii arrintiisu u hagaagto.
Tusaale
Wankani waa n.
la mid ah:nidir¹.