Qaamuusle LogoQaamuusle

nidir

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

nidir1
Magac lab
la midka ah (ld):
nidar
nidir2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
1
(f.g) Si muraad loo helo magac Eebbe ballan ku gelid.
Tusaale
Cali wuxuu nidray inuu neef bixiyo hadduu muraadkiisii helo
2
(f.mg) Cid dhaarasho.
Tusaale
Cali wuu nidiray
Is-rogga falkan

-dray, -dirtay; -dri