nugul
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
nugul1
Magac lab ama dheddig ururXoolaha aan harraadka u adkeysi badnayn sida lo'da, fardaha iyo idaha.
nugul2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadNafley aan adkeysi lahayn ahaansho.
Is-rogga falkan
-glaa, -glayd
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-glaa, -glayd