Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
og
Fal gudbe, isrogrogga 4aad
Dhacdo, arrin iwm ka warhayn.
Is-rogga falkan
-gaa, -gayd
Ereyo kale oo u soo dhow
1: ogaal
Magac lab
2: ogaan
Magac faleed dheddig
3: ogaansho
Magac lab ama dheddig
4: ogeys
Magac lab
5: ogeysii
Fal laba-gudbe, isrogrogga 2aad
6: ogeysiin
Magac faleed dheddig
7: ogeysiis
Magac lab
8: oggol
Magac lab