Qaamuusle LogoQaamuusle

oogo dhul

Magac dheddig
1
(jool.) Qaybta adag ee qolofta dhulka, taas oo ku kala fidsan gun gaaraysa ilaa iyo 65 Km. (40 mayl) ka hos dhulka dushiisa.
2
(jool.) Qaybta u serraysa dhulka ee ka sarraysa xarriiga moho, garadeeduna waa 8 ilaa 40km. badanaa waxay ka koobantahay dhadhaabo shiileed.
Wadarta Magacan

-ooyin-dhul, m.l