oog
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
oog1
Magac labIftiinka ugu horreeya ee tilmaama waaberiga.
oog2
Magac dheddig1
Subaxnimo.
2
Dab weyn oo sida badan loo shido in la isaga digo colaad.
3
Calaamad cad oo ay lo'da qaarkeed wejiga ku yeelato.
Wadarta Magacan
-go, m.l
oog3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Dab weyn shidid.
2
Dacwo, rabsho iwm abaabulid.
3
Salaad waajibaadkeeda si wanaagsan u fulin.
Is-rogga falkan
-gay, -gtay