Qaamuusle LogoQaamuusle

dharaarmaal

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dharaarmaal1
Magac lab
1
Maalidda xoolaha maalin weyn la maalo.
2
D. ah: qof si tuugo ah xoolaha maalintii u maala.
3
la midka ah (ld):
dharaarmaalid
dharaarmaal2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Xoolo maalin weyn lisid.
2
Xoolo si tuugannimo ah maalin u maalid.
Is-rogga falkan

-aalay, -aashay