Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
oogo
Magac dheddig
1
Jirka sare ee nafleyda.
2
Dhulka meeshiisa aan cadduun iyo dooxo ahayn.
3
Wax dushood sare.
Tusaale
“Buurta oogadeeda”
Wadarta Magacan
-ooyin, m.l
Ereyo kale oo u soo dhow
1: oog
Magac lab
2: oogan
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
3: oogid
Magac faleed dheddig
4: oogmid
Magac faleed dheddig
5: oognaan
Magac faleed dheddig
6: oognaansho
Magac lab ama dheddig
7: oogo-dhul
Magac dheddig