Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
qaddin
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Wax waqtigii la sameyn lahaa ama la bixin lahaa ka soo hormarin.
Is-rogga falkan
-imay, -intay; -imi
Ereyo kale oo u soo dhow
1: qad
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
2: qadaad
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
3: qadaadan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
4: qadaadid
Magac faleed dheddig
5: qadaadnaan
Magac faleed dheddig
6: qadaadnaansho
Magac lab ama dheddig
7: qadaf
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
8: qadan
Magac lab