Qaamuusle LogoQaamuusle

qadduun

Magac dheddig
1
Shey duug ah oo aad u da' weyn oo waayihii hore lagu dhaqmi jirey.
2
Meel qof ama dad ku duuganyihiin; qabri.
3
Seef godan oo daab qori ah leh.
Wadarta Magacan

-uumo, m.l