Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
xaddiid
Magac dheddig
Curiye ka tirsan curiyayaasha kala guurka oo ku jira macdanno badan, gaar ahaan ogsaydhada (hamatayt iyo magnitayt) iyo kaarbooney- tyada; bir.
Wadarta Magacan
-dyo, m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: xad
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
2: xad-awoodeed
Magac dheddig
3: xad-dhaaf
Magac lab
4: xad-dhaafid
Magac faleed dheddig
5: xadaafiir
Magac dheddig
6: xadaarad
Magac dheddig
7: xadaf
Magac lab
8: xadan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad