Qaamuusle LogoQaamuusle

xadaf

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

xadaf1
Magac labNaxwe
Goyn shaqal ka mid ah erey.
Tusaale
garab + o -> garbo
xadaf2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Xaraf ama erey ka tegid.
Is-rogga falkan

-dfay, -daftay; -dfi