Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
xad
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Hanti qof kale leeyahay si qarsoodi ah u qaadasho.
Is-rogga falkan
-day, -dday
Ereyo kale oo u soo dhow
1: xad-awoodeed
Magac dheddig
2: xad-dhaaf
Magac lab
3: xad-dhaafid
Magac faleed dheddig
4: xadaafiir
Magac dheddig
5: xadaarad
Magac dheddig
6: xadaf
Magac lab
7: xadan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
8: xadatayn
Magac faleed dheddig