raquus
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
raquus1
Magac lab1
Dhex gelidda wax dhex galo carro, dhoobo iwm.
2
Camajuujin wax la camajuujiyo. ld ruquus¹.
raquus2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadWax, carro, dhoobo iwm gelgelin. ld ruquus².
Is-rogga falkan
-say, -stay