Qaamuusle LogoQaamuusle

quble

Magac lab
1
la midka ah (ld):
qoble
Roob muddo dheer da'a oo aan biyo badan lahayn
2
Neef lab oo la dhufaanay; mallooli.
3
Neef aad u caato ah.
Wadarta Magacan

-layaal, m.l/dh