kacdoon
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
kacdoon1
Magac dheddigla midka ah (ld):
kacdoodid
kacdoon2
Magac labTaariikhBannanbax lama filaan u dhaca ay la socoto xasillooni daro laguna diiddanyahay siyaasad dal laguna doonayo isbeddel siyaasadeed.
kacdoon3
Fal magudbe, isrogrogga 1aadla midka ah (ld):
kacdood²
Is-rogga falkan
-day, -dday