Qaamuusle LogoQaamuusle

karan

4 Qaab ayuu ereygan leeyahay

karan1
Magac lab
Martisoor weyn; diyaafad.
karan2
Magac dheddig
1
Baargo'idda awr raraynimo loo jarabbaray yeesho.
2
Xilli roob badani ka da'o waqooyi galbeed oo ku beegan bisha Luulyo.
karan3
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
1
(f.g) Awr rarooy ah baar go'id.
2
(f.mg) Maro, harag iwm wax kar leh noqosho.
Is-rogga falkan

-rmay, -rantay

karan4
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
Wax kar leh ahaansho (maro, harag iwm).
Is-rogga falkan

-rnaa, -rnayd