Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
raqad
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Badar iwm cajiin ka dhigid. ld radaq.
Is-rogga falkan
-qday, -qadday; -qdi
Ereyo kale oo u soo dhow
1: raq
Magac dheddig
2: raqas
Magac lab
3: raqay
Magac lab
4: raqdan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
5: raqdanaan
Magac faleed dheddig
6: raqdanaansho
Magac lab ama dheddig
7: raqdid
Magac faleed dheddig
8: raqid
Magac faleed dheddig