Qaamuusle LogoQaamuusle

xad dhaaf

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

xad-dhaaf1
Magac lab
Meeshii laysu asteeyay oo la dhaafo; xadka oo laga baxo.
xad-dhaaf2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax aan la koobi karin noqosho.
2
Wax qiyaastoodii dhaafid.
Is-rogga falkan

-fay, -ftay