Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
xaflad
Magac dheddig
1
Isu-imaadka dad badani meel isugu yimaado iyagoo xusaya munaasabad muhiim ah.
2
Fantasiyaha loo sameeyo aroos iwm.
Wadarta Magacan
-do, m.l
Ereyo kale oo u soo dhow
1: xafaarad
Magac dheddig
2: xafaare
Magac lab
3: xafash
Magac lab
4: xafid
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
5: xafidan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
6: xafidid
Magac faleed dheddig
7: xafidnaan
Magac faleed dheddig
8: xafidnaansho
Magac lab ama dheddig