Qaamuusle LogoQaamuusle

qadi

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qadi1
Magac lab
la midka ah (ld):
qadow (1)
qadi2
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Cid wax u diidid.
2
Cunto siin waayid.
Tusaale
Naagtii baa carruurta iga qadisay.
Is-rogga falkan

-iyay, -isay