Qaamuusle LogoQaamuusle

qalan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qalan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax la qalay noqosho (nafley).
2
U q.: wax, wax istaahilid.
Is-rogga falkan

-lmay, -lantay; -lmi

qalan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Wax la qalay ahaansho (nafley).
2
U q.: wax, wax istaahila ahaansho.
Is-rogga falkan

-lnaa, -lnayd