Qaamuusle LogoQaamuusle

qallaal

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qallaal1
Magac lab
1
Balli yar oo ay biyo ku hareen.
2
Duleelka sanka iyo afku ay isaga furanyihiin.
Wadarta Magacan

-lo, m.dh

qallaal2
Magac dheddig
Waddo aan toobiye ahayn.