Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
qambaruurso
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
Qof tiiraanyeysan hoos u ooyid.
Is-rogga falkan
-saday, -satay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: qamaamid
Magac faleed dheddig
2: qamaamud
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
3: qamaamudan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
4: qamaamudid
Magac faleed dheddig
5: qamaamudnaan
Magac faleed dheddig
6: qamaamudnaansho
Magac lab ama dheddig
7: qamaan
Magac lab
8: qamadi
Magac lab ama dheddig