qaniin
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qaniin1
Magac labGuud ahaan cayayaanka yaryar ee xoolaha dhiiggooda ku nool sida shilinta, dhuugga iwm.
qaniin2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Ilko si xoog leh wax ugu qabasho.
2
Cayayaan nafley dhiig ka jaqid.
Is-rogga falkan
-nay, -ntay