Qaamuusle LogoQaamuusle

qanjidh marinleh

Magac labCilmiga-naflayd
Qanjidh marin leh oo dheecaanno qanjidheedka ku sii daaya guudka ibitiiliyalka ee jidhka dushiisa ama moqor unugeedka calool yarada.