qarqarsi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qarqarsi1
Magac labQaab loo xiro awrka iyadoo jeenigiisa iyo luquntiisa la iskula xiraayo xarig si uusan u kicin inta la raraayo. ld qarqarsiinyo.
qarqarsi2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Awr la rarayo jeenigiisa iyo luquntiisa xarig iskula xirid si uusan u kicin inta la rarayo.
2
Ku q.: cid wax ku khasbid. ld qarqarsii.
Is-rogga falkan
-iyay, -iday; -iyi